|
Calaydh News Network - CNN |
|
Saturday, 12 June 2004 |
|
Shabakadan Calaydh News Network (CNN) waa shabakad cusub oo warfaafineed oo ku soo biirtay shabakadaha Somaliland ee warbaahinta. Shabakadani waxay soo tabin doonaa warbixin, warar, maqaalo iyo fikrado ku salaysan xaqiiqada - waxay si toosa hawada u soo gali doontaa bisha November 1deeda hadii eebe idm. Waxaanu idinka codsanayna wixii talooyin, tusaaloyin iyo afkaar ah ee lagu horumarinayo mareegtan in aad noo soo dirtaan anagoo diyaar u ah in aanu qaadano waxii afkaar macquul ah ee dhex dhexaada. Fadlan dib ka soo booqo |
|
Last Updated ( Saturday, 18 October 2008 )
|
|
Read more...
|